DHAGEYSO:- Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ka doodaya Arrin ay Dowlada Kenya ka sameysay Soomaaliya..

0

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya darbiga Kenya ay ka dhisayso soodinta ay la wadaagto Soomaaliya.

Xildhibaan Maxamed Cumar oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka sharaxaad kooban ka bixiyay qaabka loogu doodayo darbiga Kenya ay ka dhisayso soodinta ay la wadaagto Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Xildhibaanka:-