TOOS U DHAGEYSO: Xildhibaanada Maamulka Cusub Ee Galmudug Oo Magacaabay Guddi Doorasho.

0

Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa Kulankoodii Labaad oo Caadi ah ku yeeshay Magaalada Cadaado ee Xarunta Maamulka Ximan iyo Xeeb.

Xildhibaanada Maamulka Galmudug ayaa iska dhex doortay Guddi ka kooban 9 Xubnood oo ka shaqeyn doona qaabka ugu wanaagasan ee loo soo dooranayo Guddoomiyaha iyo Kuxigeenkiisa.

Xildhibaan Nadiif Maxamed Guuleed oo kamid ah Baarlamaanka Cusub ee Maamulka Galmudug ayaa u sheegay Idaacada Kulmiye in lagu rajo weyn yahay in 27-da Bishaan Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug la doorto,iyadoo Madaxweynahana la qorsheeyay in la doorto 4-July ee Bisha Soo socota.

Halkan Hoose Ka Dhageyso