TOOS U DAAWO:Xaflad Lagu Taageerayay Madaxweynaha Maamulka G/Dhexe Sheekh Maxamed Shaakir Oo Ka Dhacday Magaalada Gothenburg Ee Dalka Sweden.

0

Munaasabad balaaran oo lagu taageerayo Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe Sheekh Maxamed Shaakir oo dhawaan lagu doortay magaalada Dhuusamareeb ayaa waxa ay ka dhacday magaalada Gothenburg ee caasimada labaad ee dalka Sweden.

Xafladan ayaa waxaa kasoo qaybgalay Culum’udiinka Ahlusunna Waljamaaca iyo Taageerayaasha Ahlusunna Waljamaaca ee magaalada Gothenburg ee dalka Sweden.

 

 

 

 

Halkan Hoose Ka Daawo