TOOS U DHAGEYSO:- Baarlamaanka Puntland oo u yeeray Madaxweynaha iyo Kuxigeenkiisa

0

Baarlamaanka Maamulka Puntland oo Maalmahaan Kulamo ku lahaa Magaalada Garoowe ayaa u yeeray Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali iyo kuxigeenkiisa C/xakiin C/llaahi Xaaji Camey.

Ujeedka Baarlamaanka Puntland ay ugu yeereen Madaxweynaha iyo Kuxigeenkiisa ayaa ah in Go’aan Cad ay kawada qaataan  Nidaamka Federaalka Xukumadda iyo Baarlamaanka Puntland.

Qaar kamid ah Xildhibaanda Maamulka Puntland oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Mudo Saddex Maalin ah laga doodi doono Nidaamka Federaalka Soomaaliya ay qaadatay.islamarkaana loo baahan yahay in  la lafo guro Federaalka iyo Cida ku haboon in ay qaadato.