TOP DHAGEYSO WAREYSI+SAWIRO:- Wasiirka Gaashaandhiga Somaliya Oo Xalay la kulmay odayaasha iyo waxgaradka Cabudwaaq.

0

Wasiirka oo Safar Dhinaca Dhulka oga soo baxay Degmada Cadaado oo uu u yimid ka qayb galka Caleemo Saarkii Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Soo dhaweynta Waftiga Wasiir Diini ayaa waxaa ka qayb galay masuuliyiin kala duwan oo ay ka mid yihiin Gudiga Amniga Degmada, Culimaa’udiin iyo qaybaha kale ee Bulshada.

Wasriirka ayaa markii uu soo gaaray Degmada waxaa uu warbaahinta Allgalgaduud Media (AGGM)oo uu oga warbixiyay safarkiisa Caabudwaaq iyo waxa u qorshaysan mudada uu joogi doono Degmada Caabudwaaq.

Dhagayso Wariisiga Wasiirka Difaaca Dawlada Federaalka Gen. C/qaadir Sh. Cali Diini.

DAAWO SAWIRADDA KULANKA XALAY DHEXMARAY ISAGA IYO WAXGARADKA CABUDWAAQ:

DSCN4123 DSCN4124 DSCN4125 DSCN4126 DSCN4127 DSCN4128 DSCN4129 DSCN4130 DSCN4131 DSCN4132 DSCN4133

 

Wariye C/kariiin Axmed Bulxan

Caabudwaaq Somaliya.