TOP DHAGEYSO+SAWIRO:- Wasiirka Gaashaandhiga oo ka soo amba baxay Magaaladda Caabudwaaq

0

Wasiirka Difaaca Dawlada Faderaalka Somaaliya Jeneraal C/qaadir Shiikh Cali Diini  ayaa intii uusan ka amba bixin maanta Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud isaga oo ku jii jeeday Magalada Muqdisho waxaa uu warbaahinta Qaranka Somaliya oga warbixiyay booqashadii uu ku soogaaray degamada iyo waxyaabahii ka sooo baxay kulamo kala duwan oo.mudadii  ee uu joogay caabudwaaq oo la lahaa bushada qaybaheeda kala duwan.

Wasiirka ayaa sheegay in safarkiisii uu ku yimid Degmada iyo guud ahaan gobolka uu noqday mid mira dhal u ahaa bulshada ku nool.

Wasiirka wasaarada Difaaca DF ayaa mar uu ka hadlayay khilaafyadii ka jiray degmada Caabudwaaq ee dhaliyay dagaalkii ka dhacay degmada 24.kii bishan halka ay ku  waxaana uu sheegay in lagu dhameeyay an wada xaajood.

Wasiirka iyo xubbno ka tirsan wasaarada gaashaan dhiga ayaa ka soo amba baxay degamada waxaana sii sagoontiyay Xubno ka tirsan gudiga amniga degmada Caabudwaaq.

Hoos ka dhageyso warbixin:

DAAWO SAWIRADDA:

2  DSCN4169.JPG 4

5

C/kariin Axmed Bulxan.

Cabudwaaq / Galgaduud.