Horjoogaha Maleeshiyo beeleedka Raaskambooni ayaa markuu gaaray degmada Doolow khudbad uu u jeedinayay kooxda taageerta Maleeshiyo beeleedkiisa ayaa waxa uu ku tilmaamay Fartaag iyo Cabaas Daaxuur (Daanyeer).
Axmed Madoobe ayaa markuu ku tilmaamay Daaxuurka ayaa waxa ay goobjoogeyaashi la dhaceen qosol iyo sacab, balse waxaad moodaa inaysan fahmin afka Soomaaliga iyo kaftan siloon ee sida hoose loogu dhiibay,Soomaalidu waxay ku maa maahdaa (Waayeel Kaftan Buu Ku Sheekeystaa).
Horjooge Axmed Madoobe ayaa waxa uu xaqiiqdi asiibay in Fartaag iyo Cabaas ay yihiin Daaxuuro (Daanyeero), balse waxa uu hilmaamay Horjoogaha Daxuuradan inay dad leeyihiin ee aysan iska socon, waxa uu u geysanayana lagula xisaabtami doono.
Isku soo wada duuboo waxaa la hilmaami doonin ama noqonaya taariikh magacan uu u baxshay Fartaag iyo Cabaas Horjoogaha Maleeshiyo Beeleedka Raaskambooni Axmed Madoobe ee ah DAAXUUR (DAANYEER).