DHAGEYSO WAREYSI GAAR AH: Dr. Axmed Faarax Ducaale “Itoobiya Soomaaliya Waa Ay Ku Soo Duushay Gumeysina Yeeli Meeyno, Itoobiyaanka Ka Faaiidi Maayaan”.

0

Siyaasi Rug cadaaga ah Dr. Axmed Faarax Ducaale oo wareeysi gaar ah siiyay Warbaainta Allgalgaduud Media ayaa waxa u sheegay in dalkii iyo dadkii Soomaaliyeed lagu soo duulay islamarkaana shisheeyaha kusoo duulay ay adeegsanayaan kuwo adeegayaal u ah.

Dr. Axmed Faarax Ducaale ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in Gudoomiyihi iyo Saraakiishi ciidamada dowladda gobolka Gedo ay u xiran yihiin dowladda Itoobiya.

Dhinaca kale Dr. Axmed Faarax Ducaale ayaa waxa uu sheegay in dowladda Itoobiya ay ku soo duushay Soomaaliya ka mid noqoshada iyo gashashada shaarka AMISOM-na uu yahay mid been ah oo ay doonayso in ay danaheeda ku fuliso.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Dr. Axmed Faarax Ducaale Oo Dhameystiran