Akhriso+Sawirro: Xildhibaanada Baarlamaanka Oo Digniin Culus Ka Soo Saaray Doorashada Magaalada Kismaayo Iyo Xariga Gudoomiyaha iyo Saraakiisha Ciidamada Gobolka Gedo.

0

Kullan maanta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka aayaa waxa ay ka digeen doorashada la sheegay inay ka socoto magalaada Kismaayo.

Xildhibaanada ayaa kullankaas waxa ay ku sheegeen in waxa ka socda magaalada Kismaayo ahayn sharci, moowqifka Xildibaanada Baarlamaanka uu yahay mid cad oo aan laayn ka laabasho.

Sidoo kale Xildibaanada ayaa waxa ay sheegeen Xariga Gudoomiyaha iyo Saraakiisha Ciidamada Dowladda ee gobolka ay tahay sarci daro lagulana xisaabatami doono ciidamada AMISOM iyo Wasiirka Wasaarada Arrimaha gudaha.

Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeedka

01 02

 

20150813_153632_resized_1 20150813_153853_resized_1 20150813_154135_resized_1 20150813_155147_resized_1 20150813_155158_resized_1 20150813_155635_resized_1

Waxii Ka Soo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media