SAWIRO+VIDEO:- Faah Faahin, Gudoomiyaha Gobolka Gedo iyo Siyaasiyiin Kale Oo Maanta Gaaray Muqdisho.

0

Gudoomiyaha Gobolka Gedo maxamed Cabdi Kaliil iyo Siyaasiyiin kala duwan ayaa maanta Gaaray magaaladda Muqdisho Ee Caasimadda somaliya,

Sidii Aan wararkeenna horaba idinku soo gudbinay Masuuliyiintan ayaa Eedeen U Jeediyay Dowladda ithobia Oo Xasuuq Daran Ku haya Umadda Somaliyeed, Kuwaas oo la sheegay iney ka tirsanyihiin Howlgalka Midowga Africa Ee AMISOM.

Hoos ka daawo Warbixin:

DAAWO SAWIRADDA:

DSC02659 DSC02661 DSC02662 DSC02664 DSC02666 DSC02676 DSC02686 DSC02688