TOP DHAGEYSO+VIDEO:- Dowladda Somaliya Oo Agab Ciidan iyo Qalab Kale Ka Dajisay Buuhoodle, Uguna Deeqday Khaatumo Stade.

0

Diyaaradan oo sidey agab kala duwan oo ay kamid yihiin daawo iyo qalab kale ayaa maanta soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha ee magaaalada Buuhoodle.

Wasiir kuxigeeka Madaxtooyadda ee maamulka Khaatumo Cabdiqani Khaliif Faarax ayaa halkaasi ka hadlay isagoo dawlada federalka ah ee Soomaaliya uga mahadceliyey agabka ay soo gaardhsiisey maanta.

Diyaaradan ayaa sidoo kale la sheegay inay sidey agabka ciidamada gaar ahaana dharka Tuutaha ah iyo kabaha ciidamada Wasiir kuxigeenka Madaxtooyadda ee maamulka Khaatumo ayaa sheegay in maamulka Khaatumo xaq u leeyahay inuu helo agab noocan ah.

DAAWO WARBIXIN: