Dhambaal Tacsiyeed: Jaaliyada Beesha Sade Ee Sweden Oo Ka Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle.

0

Inaa lilaahi waa inaa lilaahi raajicuun. Jaaliyada beesha Sade ee Gobolka Skåne, Sweden dhammaantood gaar ahaan wax garadka hoos qoran, waxay ka tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Ugaas Ciise Ugaas Cabduule Ugaas Cali Xaabuun, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan Beesha Sade,Reer Ugaas Cabdulle iyo ummadda Soomaaliyeed oo dhan in ilaahay samir iyo iimaan ka siiyo, Ugaskana ilaahay janadii fardowsa ka waraabiyo AAMIIN. AAMIIN.

1-Xuseen Caroog Faarax (Xuseen Gurey)

2-Cabdi Aden Ashkir

3-Aseyr Sh. Faarax

4-Cawil Maxamed Cabdulle

5-Xuseen Cali Shire

6-Axmed Dhaake

7-Cali Maxamed Guuleed

8-Haashim Cali Gabeyre

9-Mahad Beexaane

10-Cabdiqani Cabdulaahi Cali

11-Sharif Sh. Qaasim

12-Axmed-Dayib Maxamed Xasan

13-Istar Cabdulaahi Cali

14-Barrey Faarax Aden

15-Xasan Cabdulaahi Cali

16-Xuseen Cabdulaahi Cali

17-Axmed Cabdi Xaashi

18-Siciid Maxamed

19-Xaliimo Faarax Aden