Waxaa warbaahinta Qaar ay ay soo qaadeen Sawiro naxdin leh oo ku aadan rabshado gacanta la isku tagey oo xalay dhexmaray ciidanka Amaanka Brazil iyo Shacab Mudaaharaad Sameenayey.
Ciidanka ayaa waxay isku dayeen inay celiyaan Boqolaal qof oo xoog ku doonayey inay ku galaan Garoonka Maracanã Stadium Magaalada Rio De Jeniero oo Furitaanka Xaflada Olambikada ay ka socotay.
Hoos ka Daawo Sawirada:-
Waxa markii dambe ciidanku isticmaaleen Sunta dadka ka ilmeysiisa,waxaana jiray dad dhismayaal kusoo dul dumeen oo waxyeelo kala duwan soo gaartay.