Kooxo burcad ah ayaa xilliyada Habeenkii ah waxa ay dhac iyo boob hantiyadeed u geystaan shacabka ku nool Degmada Kaaraan ee Muqdisho.
Qaar ka mid ah shacabka oo La hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in dhibaato ba an lagu hayo isla markaana dhac joogto ah loo geysto.
Waxa ay tilmaameen in Maamulka degmada Kaaraan ay ku fashilmeen xaqiijinta amaanka guud ee degmada Kaaraan.
Mid ka mid ah shacabka degmada Kaaraan oo Wareysi siiyay Warbaahinta Soomaalida ayaa sheegeen in ay ka xun yihin dhibaatada lagu hayo.
Hoos ka Dhageyso Codka:-