Waxaa dib u dhacay waqtigii doorashada Soomaaliya iyadoo Jadwalka doorashada oo ay heshay warbaahintu ay sheegeyso in doorashada Soomaaliya ay dhici doonto bilaha october iyo november ee sanadkaan.
Sidoo kale waxaa suura gashay helitaanka qodobada ugu muhiimsan ay ku heshiiyeen madaxda maamul gobleedyada dalka somalia iyo dowlada.
Heshiiska waxaa aad uga carooday madaxda xisbiyada dalka kuwaasi oo u arka qayaano qaran iyo fashil dowlada somalia heesta.
HALKAAN KA DHAGEYSO