Magaalada Muqdisho,waxaa ka socda Shirka Madasha Wadatashiga Qaran,waxaana Shirkan lagu gorfeynayaa qaabka ay u dhaceyso doorashada Soomaaliya oo waqtigii la qorsheeyay dib uga dhacday inkasta oo aan wali la gaarin waqtigaa.
Shirka oo maalintii 4aad ka socda ayaa Shacabka Muqdisho qaar ka mid ah waxaa ay ka qabaan aragtiyo kala duwan,dadka qaarkii ayaa doonaya in sida saxda ah lagu soo dhiso Dowlada xigta oo waqtigii hore lagu dhiso kaas oo ay ka hartay wax ka yar 15 maalmood gaar ahaan Baarlamaanka federaalka ah,halka kuwo kalena ay qabaan in natiijada SHirkan ay noqon karto mid ay ku farxaan Ummadda Soomaaliyeed.
HALKAAN KA DHAGEYSO