Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa maalintii shalay ahayd ku dhawaaqay Waqtiga rasmiga ee la qabanayo doorashada Soomaaliya oo waqtigeedii hore dib u dhac uu ku yimid.
Guddoomiyaha Guddiga doorashada Cumar Maxamed Cabdulle Dhegey ayaa sheegay in Doorashada xubnaha Aqalka sare ee dalka ay dhacayso 25-ka September sidoo kale Doorashada Xildhibaannada waxa uu sheegay in ay dhacayso 24-ka September ilaa iyo 10-ka October.
Sidoo kale Doorashada Guddoomnka Baarlamaanka ayaa la shaaciyay in dhacayso 25-ka October.
Prof Cabdi ismaaciil Samatar oo wax badan u dhuun daloola Xaalada Soomaaliya ayaa ka hadlay aragtidiisa doorashada.
HALKAAN KA DAAWO