Wadahadalo u dhexeeya maamulka Somaliland iyo Khaatumo ayaa ka bilowday deegaanka caynaba sida ay shegeen masuuliyiin ka tirsan labada dhinac.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Khaatumo Maxamuud Axmed Xasan oo waraysi khaasa siiyay Radio Garowe ayaa ka hadlay wada hadalkaasi waxa uu salka ku hayo.
HALKAAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA