Hogaamiyeyaasha Madasha Qaranka oo ay ku midaysanyihiin madaxda dowladda faderaalka Soomaaliya ugu saraysa iyo dowlad goboleedyada ayaa go’ aamo kasoo saaray shirkii ay u fadhiyeen magaalada Muqdisho muddo sideed beri , kaasi oo looga hadlayay arimaha doorashooyinka.
Maxamed Maxamuud Nuur Caalim oo ah diblumaasi ka faalooda arimaha Soomaaliya oo kusugan wadanka Filand ayaa sharaxay go’ aamadan iyo waxa ay horseedi doonto , isagoona u waramay Maxamuud Cabdi Ibraahim.
HALKAAN KA DHAGEYSO