WAR DEG DEG:- Ahlusunna oo Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulkooda ku Xirtay Magaalada Dhuusamareeb

0

Ciidamada Maamulka Ahlusunna ayaa Maanta Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ku xiray Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulkooda  oo  Xilal ka soo qabtay.

Dadka ay Xabsiga dhigeen Ciidanka Ahlusunna ayaa waxaa ka mid ah Guddoomiyihii hore ee Degmada Dhuusamareeb Axmed Macalin C/llaahi iyo Xubno kale.

Lama Oga Sababta ay Ahlusunna u Xirtay Mas’uuliyiintaas qaarkood la soo shaqeeyay Maamulka Ahlusunna.