DHAGEYSO DHACDO CUSUB:- Shacabka Leego oo ka qeylinaya Shirkada Hormuud oo waji cusub la soo baxday iyo Dagaal Hormuud sabab u tahay oo laga baqayo

0

War laga helay dadka deegaanka ayaa sheegaya in xiisad kacsanaan ah ay ka jirto Deegaanka Leego Ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Hubka ayaa la isku uruursanayaa oo waxa laga cabsi qabaa in dagaal ka dhex qarxo dadka deegaankaasi waxaana sabab u ah Xiisadaasi Shirkada Isgaarsiinta Hormuud Telekom.

Shirkada Hormuud ayaa lagu Eedeeyey in Dhul ku yaalla Deegaanka Leego ay dooneyso si xoog ah inay kula wareegto ayna keentay in Xaalad dagaal ka abuurto deegaanka.

Ilaa hadda ma jirto wax war ah oo kazoo baxay Maamulka Shirkada Hormuud Telekom oo ay kaga war celineyso warkaan soo baxay ee iyada lagu Eedeeyey.

HALKAAN KA DHAGEYSO