Wafdi uu hogaaminayo Wasiir kuxigeenkii hore ee Warfaahinta iyo Isgaarsiinta ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdishakuur Cali Mire oo ay ka mid ahaayeen Saraakiil ciidan, aqoonyahanno iyo mas’uuliyiin kale ayaa si weyn ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Caabudwaaq Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada Caabudwaaq iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
Hoos ka Daawo Sawiro Muujinaya sida loo soo dhaweeyay:-