Hoteelo,Hay’ado gaar loo leeyahay,Mas’uuliyiin katirsan Dawlada iyo Ajaanibta Dalka ka shaqeysa ayaa siyaabo kala duwan uxirtay Waddooyin muhiim ah oo ku yaalla Muqdisho.
Qaarkood Dhagaxaan shub ah ayaa laamiga bartankiisa la dhigay si loogu ilaaliyo dhismayaasha ay deggan yihiin xarumaha aan soo sheegnay oo Amaanka lagu sugayaa sida la sheegay.
Korneel Khaliif Idiris oo ka mid ah Saraakiishii hore Ee Soomaaliya ayaa sheegay in Amni la’aanta ay sabab u tahay muqdisho in waddooyinkeeda la xiro kuna baaqay in la furo isagoo magacyadii ay lahaayeen waddooyinkaasi soo bandhigay.
Korneelka ayaa sidoo kale ka warbixiyay xaalada amaan ee dalka iyo in dhagaxaan lagu sugi karo maadaama wadooyinka dhan dhagaxaan lagu jaray,
Hoos ka Dhageyso Codka Korneelka:-