Taliyaha qeybta Booliiska gobolka Mudug C/waaxid C/dulle Awdoon oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in amaro ay ku soo rogeen dadka ka shaqeeya Hoteelada iyo dadka caadiga ah eek u nool Magaalada Gaalkacyo.
Waxa uu sidoo kale sheegay in ay la kulmeen qeybaha kala duwan ee gobolka Mudug isla markaana ay kala hadleen sidii ay ugu qeyb qaadan lahaayeen Xaqiijinta amaanka gobolka.
Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in ay ku dadaalayaan xaqiijinta amniga guud ee gobolka,waxa uuna sharaxay go’aanada ay soo saareen.
Hoos ka Dhageyso Codka:-