Wasaarada arimaha gudaha Soomaaliya ayaa joojisay in la burburiyo dhulka u dhexeeya Tarabuunka iyo Dugsiga sare Banaadir ee degmada Hodan.
Warqad Qoraal ah oo kasoo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa lagu amray in aan la burburin karin Dhulka u dhexeeya Tarabuunka iyo Dugsiga Sare Banaadir .
Qoraalka ka soo baxay Wasaaradda arimaha gudaha ayaa lagu sheegay in muran uu ka taagan yahay lahaanshaha dhulkaasi.
Hoos ka Akhriso Warqada la soo saaray:-