Qaar ka mid ah Qaxootiga ku nool dalka Kenya oo shalay shalay banaanbax ka dhigay halkaasi ayaa waxa ay dalbadeen in dib loogu celiyo dalkooda.
Waxay sheegeen in hada ay diyaar u yihiin in ay dib ugu laabtaan dalkooda mudo ka badan 24 sano oo ay ku noolaayeen dalka Kenya.
Qaxootiga Soomaalida ah ee ku nool dalka Kenya ayaa waxay sidoo kale sheegeen intii ay deganaayeen dalka Kenya in aysan ku arkin wax dhibaato ah.
Heshiiska lagu so celinayo Qaxootiga waxaa wada gaarey Soomaaliya, Kenya iyo UNCHR, waxaana qorshuhu yahay in sanadkan dib looga saaro Dhadhaab Qaxooti gaaraya 150,000 oo Qof.
Hoos ka Dhageyso Codka:-