DAAWO MUUQAAL:- Madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galayr oo war cusub ka sheegay Wadahadalada kala dhaxeeya Somaliland

0

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Qaliif Galayr ayaa wuxuu ka hadlay wadahadalada u dhaxeeya maamulkiisa iyo Somaliland.

Wuxuu meesha ka saaray warar soo baxayay oo sheegayay in maamulka Khaatumo uu ku biirayo maamulka Somaliland ee fadhigiisu yahay magaalada Hargaysa.

Sidoo kale wuxuu sheegay madaxweynaha in xilal iyo hanti midna aysan ka doonayn maamulka Soomaaliland, inkastoo uusan cadayn u jeedada ka hadanbaysa wadahadalada hada socda.

Hoos ka Daawo Muuqaalka:-