Maxamed Caalim oo ah siyaasi Falanqeya Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya ayaa waxa uu ka hadlay Doorashooyinka la filayo inay ka dhacaan Dalka Sanadkan.
Mr Caalim ayaa sheegay inuusan Kalsooni wayn ku qabin Doorashada, Wallow uu sheegay inay u muuqato inay Dheceyso Doorasho.
Waxa kale oo uu siyaasi Caalim taageeray Dhaliilaha loo jeedinayo Madaxda Hadda tala haya oo lagu eedeeyey inay iyagu gadaal ka maamulayaan Doorashada si ay mar kale dib ugu soo noqdaan.
Hoos ka Dhageyso Wareysiga oo Dhameystiran:-