Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID ayaa ka hadlay wadahadalada u dhaxeeya maamulka Somaliland iyo Khaatumo.
Faysal Cali Waraabe ayaa ayaa si cad u sheegay maamulka Somaliland ugu baahay inay ku soo biiraan Beesha Dhulbahante si dhameestiran.
Wuxuu ugu baaqay inay khilaafka iska daayaan oo ay la midoobaan maamulka Soomaaliland.
Hoos ka Daawo Muuqaalka:-
https://www.youtube.com/watch?v=AEfLfhsyq6s