Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka Dr. Nuur Jimcaale Faarax oo Wareysi siiyay Tv-ga Horn Cable ayaa sharci daro ku Tilmaamay in Dadka lagu Amaro Qaadashada Kaarka Dhalashada ee Dowladda Hoose ay bixiso,waxaana uu xusay in Habka loo marayo bixinta Aqoonsigaas uu yahay mid qaldan.
Sidoo kale Hanti Dhowraha Guud Ee Qaranka ayaa sheegay in Shirkadaha Turkiga ah ee Maamula Garoonka Diyaaradaha iyo Dekedda Muqdisho ay dalka Sharci daro ku joogaan islamarkaana ay diideen in lala Xisaabtamo.
Hoos ka Dhageyso Codka:-