DHAGEYSO:- Maamulka Galmudug oo Cambaareeyay Qaraxyadii Magaalada Gaalkacyo ka dhacay

0

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug ahna Ku simaha Madaxweynaha Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi  ayaa Cambaareeyay Weerarkii barqanimadii Saaka ka dhacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo kaas oo sababay Khaare kala duwan oo Naf iyo Maalba leh.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa Bulshada Soomaaliyeed kaga tacsiyadeeyay dhibka loogeystay ayaga oo aan waxba ku Muteeysan gaar ahaan Shacabka Reer Puntland.

Gaalkacyo ayaa Saaka waxaa ka dhacay laba Qarax oo aan wax saas ah kala danbeyn ku waas oo aan wali lasoo Gudbin Khasaaraha rismiga ah ee ay geysteen Balse la sheegay in ay ku dhinteen in ka badan 20 Ruux dhaawacuna uu gaarayo illaa 40 kale.

Hoos ka Dhageyso Codka:-