Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Dekeda Muqdisho kusoo bandhigtay Dawooyin iyo sidoo kale Bagaash dhacay.
Goobta Daawada dhacday lagu soo bandhigaayay ayaa waxaa goob joog ahaa wasiirka Wasaarada Ganacsiga dowladda Soomaaliya iyo xeerilaaliyaha Qaranka Mudane Axmed Cali Daahir.
Wasiirka Wasaarada Ganacsiga dowladda Soomaaliya Eng. Cabdirashiid Maxamed Axmed oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay gubi doonto dawooyinka dhacay ee maanta lagu soo Muqdisho.
Hoos ka Dhageyso Shirka Jaraa’id ee Wasiirka:-