DHAGEYSO:- Dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka oo ka wada hadlay waqtiga doorashada Soomaaliya ay ka dhaceyso

0

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibadda Soomaaliya C/salaam Hadliye Cumar ayaa faah-faahin ka bixiyay kulankii dhex maray Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xoghayaha Arimaha Dibada dalka Mareykanka John Kerry.

Wasiir Hadliye waxa uu sidoo kale ka warbixiyay balan qaadka Dowladda Mareykanka ay u sameysay Madaxda Soomaalida.

Hoos ka Dhageyso Codka:-