Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Xalay Howlgalo culus ka sameeyay Xaafado ka mid ah degmada Howl Wadaag ee Muqdisho.
Howlgalka ayaa ahaa sidii loo xaqiijin lahaa amaanka guud ee Degmada Howl Wadaag ee gobolka Banaadir isla markaana Ciidamada amaanka ay ku sugayaa amniga degmada.
Saraakiishii hogaamineysay Howlgalka ayaa sheegay in ay ku dadalayaan sidii loo joogteyn lahaa howlgalada amaanka lagu xaqiijinayo.
Hoos ka Dhageyso Codka:-