General C/llaahi Gaafow ah Taliyaha Hay’adda Nabad Suggida Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay dowladda soomaaliya ay ka warqabeen in weerar uu ku soo wajahanyahay Xeebta liido.
Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in ay xogta heleen Maalmo ka hor isla markaana lagu soo wargeliyay Hay’adaha amniga.
Hoos ka Dhageyso Codka Taliyaha:-