Magaalada Muqdisho waxa lagu qabtay Haweeneey Hub u waday Xubno Al-shabaab ah, taas oo gacanta ay ku dhigeen Ciidamada NISA.
Haweeneydan oo lagu magacaabo Sumayo Maxamed Geedi, ayaa xog dheeraad ah ka bixisay qaabkii Al-Shabaab ugu biirtay iyo sidii loo soo qabtay.
HALKAAN KA DAAWO
https://www.youtube.com/watch?v=WkcGO_6EDtU