Madaxweynaha Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Dhalinyarada ku jirta Al-Shabaab ugu baaqay iney ka soo baxaan.
Waxa uu sheegay in dhalinyarada ku jirta Al-Shabaab loogu baahan yahay in ay ku soo biiraan Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Waxa uu tilmaamay in cafis ay u fidinayaan hadii ay ku soo biiraan Maamulka Koofur galbeed Soomaaliya isla markaana ay u sameynayaan dhaqan celin Wanaagsan.
Hoos ka Dhageyso Codka:-