Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Yaasiin Cali Calas.

0

Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa shalay oo ay taariikhda ahayd 01-09-2016 ku geeriyooday magaalada Ouagadougou ee dalka Burkina Faso Allaha u Naxariistee Marxuum Yaasiin Cali Calas.

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha, Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta iyo xanuunka badan leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Walaalkeen Marxuum Yaasiin Cali Calas, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Calas Afeey, Reer Cali Calas, Reer Xaaji Masale, gaar ahaan Mustafe Cali Calas, Yaasmiin Cali Calas, Hoodo Cali Calas, Zamzam Cali Calas, Mawliid Cali Calas, Jabriil Cali Calas xaaski iyo caruurtiisa Nimca Yaasiin, Taaha Yaasiin, Jabriil Yaasiin, iyo dhamaan asxaabtii uu ka baxay Marxuum Yaasiin Cali Calas, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Yaasiin Cali Calas , waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Yaasiin Cali Calas janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Waxaa Sidoo Kale Dhambaal Tacsiyeed Oo Tiiraanyo Leh Diraya.

Dhamaan Jaaliyadaha Galguduud Iyo Jubbooyinka ee dalka Dibeddiisa.

إِنَّ للهِ ما أَخَذ، وَلَهُ ما أَعْـطـى، وَكُـلُّ شَيءٍ عِنْـدَهُ بِأَجَلٍ مُسَـمَّى.فَلْتَصْـبِر وَلْتَحْـتَسِب. أَعْظَـمَ اللهُ أَجْـرَك، وَأَحْسَـنَ عَـزاءَ ك، وَغَفَـرَ لِمَـيِّتِك

tacsiii

yaasiin3