TACSI: Dhambaal Tacsiyeed Oo Loo Dirayo Dhamaan Reer Calas Afeey Iyo Reer Cali Calas Afeey.

0

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa maanta oo ay taariikhda ahayd 01-09-2016 ku geeriyooday magaalada Ouagadougou ee dalka Burkina Faso Allaha u Naxariistee Walaalkeen Marxuum Yaasiin Cali Calas.

Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta iyo xanuunka badan leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Walaalkeen Marxuum Yaasiin Cali Calas, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan Reer Cali Calas, Reer Xaaji Masale, gaar ahaan Mustafe Cali Calas, Yaasmiin Cali Calas, Hoodo Cali Calas, Zamzam Cali Calas, Mawliid Cali Calas, Jabriil Cali Calas xaaski iyo caruurtiisa Nimca Yaasiin, Taaha Yaasiin, Jabriil Yaasiin, iyo dhamaan asxaabtii uu ka baxay Marxuum Yaasiin Cali Calas, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Yaasiin Cali Calas , waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Yaasiin Cali Calas janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Waxaa Diraya Dhambaalkan Tacsiyadeed:

1- Galad Ilix Soofe

2- Guuleed Faarax Shirdoon

3- Mustafe Cabdisalaan Diiriye

4- Iraad Boordage

5- Nuur Cabdulqaadir Ugaas

6- Cabdihakiim Faarax Garaad

7- Cabdinaasir Cubeed Diiriye

8- Qadaroow Xaaji Saleebaan

9- Aden Maxamed Ugaas

10- Maxamed Cabdullaahi Calanle

11- Mowliid Cabdulqaadir Faarax (Indhojacayl)

12- Cabdullaahi Raytaan Nuur

13- Cabdirisaq Cigaal Faarax

14- Xuseen Cigaal Faarax

15- Cabdirisaaq Cigaal Faarax

16- Caydaruus Cigaal Faaraax

17- Maxamuud Cabdulahi Xuseen Xoogsade

18- Xasan Gureey Taakilo

19-Xudumeey Caanood

20- Axmed Cumar Faarax

21- Ibraahim Cumar Faarax

22- Laylo Faarax Shirdoon

23- Malyuun Ilix Soofe

24- Deeqa Sheekh Cabdikariim

25- Tiibo Faarax Shirdoon

26- Nuuro Cali Shirdoon

27- Xamdi Faarax Shirdoon

28- Shukri Faarax Shirdoon

29-4Hodan Xasan Nuur

30- Sacdiyo Cabdullaahi Calanle

31- Faadumo Cigaal Faarax

32- Mulki Cigaal Faarax

33-Farxiyo indhaqamro

34- Fardows Cumar Faarax

35- Malyuun Abdi Qani Ali Faarax

36- Barlin Cabdi Xalane

إِنَّ للهِ ما أَخَذ، وَلَهُ ما أَعْـطـى، وَكُـلُّ شَيءٍ عِنْـدَهُ بِأَجَلٍ مُسَـمَّى.فَلْتَصْـبِر وَلْتَحْـتَسِب. أَعْظَـمَ اللهُ أَجْـرَك، وَأَحْسَـنَ عَـزاءَ ك، وَغَفَـرَ لِمَـيِّتِك

tacsiii