Culuma udiinka Gobolka Mudug ayaa Baaq nabadeed udiray Maamulada Galmudug iyo putlanad aygoona ku edeyey in ay qeyb ka yihiin Xiisada ka Tagan Gaalkcyo iyo Degnada Kale ee Gobolka Mudug.
Maalmihii ugu Danbeyey Waxaa magaalada Gaalkacyo ku soo badanayay Xiisadaha udhaxeeya Maamulada Galmudug iyo Putlanad waxaana Magalada inta Badan lagu arkayay Gadiid Dagaal kuwaas oo Wal wal Xoogan ku abuuray Shacabka labada dhanac.
Shiikh maxmed maclin cali oo ka mid Cudimada Gobolka Mudug ayaa Labda dhinac ugu Baaqay in ay ka shaqeyaan nabad Gaalkcyo islamarkaan Dadka Gaalkcyo ay Yihiin Dad walaalo oo aysan kala maarmin.
Magalada Gaalkacyo wax ay Nasiib u yeelay Sanadayadii Danbe Colaad aan dhamaanayn Taasi oo dhex marta Labada Maamul Galmudug iyo Putlanad Waxayna isku hayaan Dhul iyo Degaano waxaana jirin Xal Weli Laga Gaaray Xiisada Soo Noq Noqaday ee Ka Tagan Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.
HALKAAN KA DHAGEYSO