Shacabka ku nool Magaalada Jowhar ee Xarunta gobolka Sh/Dhexe ayaa waxa ay si diiran usoo dhaweeyeen in uu dib u bilowdo shirka Maamulka loogu sameynayo Hiiraan iyo Sh/Dhexe.
Waxa ay sheegeen in ay ku faraxsan yihiin in shacabka ku nool gobolada Hiiraan iyo Sh/Dhexe ay helaan Maamul mideysan oo ay ku wada qanacsan yihiin.
Waxa ay tilmaameen in muddo badan ay sugaayeen in laga mira dhaliyo dhismaha Maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe.
Hoos ka Dhageyso Codadka Shacabka Jowhar:-