DHAGEYSO:- Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh “Xasan Sheekh Boob Cad Ayuu Wadaa”

0

Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo saxaafadda la hadlay ayaa Xasan Sheekh ku eedeeyay Muran SIyaasadeedka ka taagan Dalka ee la xiriira Hanaanka doorashada Soomaaliya.

Waxa uu Xildhibaanku shaaciyay in Musharaxnimada Xasan Sheekh ay Caqabad ku tahay Musharaxyada kale kuwaasi oo la tilmaamay inaysan kulamo gaar ah ku qabsan karin Dalka waxaana la xadiday shaqada qaar ka mid ah warbaahinta.

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media