Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jowhar Ee Xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in Maanta Magaaladaasi ay soo gaareen Boqolaal Qoys oo ka soo Cararay Abaarta ka jirta Degaanada Maamulka Hirshabeelle.
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Hirshabelle ayaa Warbaahinta u sheegay in Dadkaan ay yihiin kuwo aad u dhibaateysan islamarkaana ay hadda u sameyn doonaan Gurmad Deg Deg ah.
HALKAAN KA DHAGEYSO