DHAGEYSO:- Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo la Wareegay degaano ka tirsan Gobolka Gedo

0

Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al-Shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay waxa ay ku dagaalameen deegaano hoostaga degmada Buurdhuube ee Gobolka Gedo.

Deegaanka uu dagaalka ka dhacay ayaa waxaa lagu Magacaaba Qoondhoy,waxaana Maamulka Gobolka Gedo ay sheegeen  in Ciidamada dowladda ay la wareegeen deegankaas.

Gudoomiyaha ku xigeenka Gobolka Gedo Maxamed Xuseen Isaaq (Al-qaadi) ayaa sheegay in haataan Ciidanka dowladda ay si buuxda Gacanta ugu hayaan deegaanka Qoondhoy balse wixii faah faahin ah uu dib ka soo gudbin doono.

Hoos ka Dhageyso Codka:-