Professor Cabdullaahi Xuseen Xasan oo arrimaha siyaasadda ka faalooda ayaa sheegay in aysan caddeeyn lacagta dowladda Sacuudiga ay ugu deeqday Soomaaaliya iyo ulajeedka ka danbeaya, balse ay keeni karto shaki ah in Soomaaliya ay la safato dhiggeeda Sucuudiga.
Lacagtan ayuu sheegay in marka hore loo baahan yahay in umaddu ay ogaato halka lageynayo lacagtaan iyo sidoo kale waxa lagu qabanayo.
Sacuudiga ayuu sheegay inuu ku socdo siyaasad ah wax bixi waxna qaado, taasi oo uu kala jeedo in dowladdan ay ulajeed gaar ah leedahay.
HALKAAN KA DHAGEYSO