DHAGEYSO:- Xildhibaanada Koonfur Galbeed oo sheegay inay diyaariyeen Mooshinkii xilka looga qaadi lahaa Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aden.

0

Xildhibaan Dhubad Maxamed Dhaqane “C/raxmaan” oo ka tirsan Baarlamaanka Maamulka koonfur Galbeed oo wareysi gaar ah siiyay Warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay in kalfdhigooda lagu wado in uu furmo 16-ka Bishaan kadibna ay geeyaan Shirka golaha Mooshin xil ka qaadis ah Madaxweynaha Maamulkaasi Shariif Xasan Shiikh Aadan.

Dhinaca kale Xildhibaanka ayaa sheegay in ay dhibaato badan ku qabaan madaxweyne Shariif Xasan oo ay sheegeen in ay Curyaamiyay hormarka deegaanka mudo ka badan 3 sano sida uu hadalka u dhigay Xildhibaan Dhubad Maxamed Dhaqane.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO