Axmed Madoobe, ma wuxuu garan waayey in uu ilaashado kursiga uu sidda khaldan ee sharci daradda ah ugu fadhiyo?
Odaygu ma is qarin waayey, Wax badan buu wadaniyad aan jirin uu jilay oo nagaga oohiyaye?
“Duq gaboobey iyo wiilyar baa, loo dedaa hadale.
Dushaas baan ka garan xaajadaad, dabaqa saarteene.”
Ka: Qamaan Bulxan.
Ma rag baa waran ka lagu liiliijiyaa?
Ma Nin baase, Bunduqiisa (Qorigiisa) lagu dilaa?
Ar Aw-Madoobow: “Qaldaa ma qaldo”, ee bal XISAABTA ku yar noqo; oo yeysan kaa khaldamin.
“Caadi iska dhig!”: Waa eray ay isticmaalaan dhalinyaraddu, iyo jiilashan danbe. Isaga ayaan ku soo qatimay oraah’deydii gaabneyd ee Allaha nagu anfaco.
Talo waayeel
Comments are closed.