Roob ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ku nool Gobolka mudug ee bartamaha Dalka ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa uu ka da’ay deegaano ka tirsan Gobolkaasi.
Roobkaan oo biyo dhigay waraha ay biyiu galaan ayaa shalay ilaa Xalay galin hore ka da’ay deegaanada Magaalada Gakacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug iyo deegaanada dhaca koonfur bari Gobolka Mudug halkaasoo ay ka jirtay abaar saamayn Xooggan ku yeelatay dadka reer miyiga ama xoola dhaqatada ah.
HOOS KA DHAGEYSO