Safaarada dalka Turkiga uu ku leeyahay magaalada muqdisho ayaa haatan sameyse arin kale oo muhiim ah islamarkaana ugu baroordiiqeyso shacabkii soomaaliyeed ee maalinimadii shalay lagu xasuuqay Isgoyska Zoobe.
Safaarada ayaa hoos udhigtay calanka dalkeeda Turkiga tasoo shaacisay in mudo sadax maalmood ah hoos udhignaan doono waxa oo kale sheegtay in garab taagantahay shacabka soomaaliyeed inta lagu goda jiro xaalada adag.
Madaxweynaha dalka turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa amar kubixiyay in diyaarado gar gaar deg deg ah loo diro magaalada muqdisho si usoo qaadaan dadkii waxyeelada kasoo gaartay.
Dhinaca kale Safaarada dalka Turkiga ee magaalada muqdisho ayaa haatan sameyse arin kale oo muhiim ah islamarkaa ugu baroordiiqeyso shacabkii soomaaliyeed ee maalinimadii shalay lagu xasuuqay Isgoyska Zoobe.
Safaarada ayaa hoos udhigtay calanka dalkeeda Turkiga tasoo shaacisay in mudo sadax maalmood ah hoos udhignaan doono waxa oo kale sheegtay in garab taagantahay shacabka soomaaliyeed inta lagu goda jiro xaalada adag.
Isku soo wada duuboo Madaxweynaha dalka turkiga ayaa amar kubixiyay in diyaarado gar gaar deg deg ah loo diro magaalada muqdisho si usoo qaadaan dadkii waxyeelada kasoo gaartay.
Comments are closed.