Dhambaal Tacsiyadeed: Reer Xaaji Ismaaciil Aw Maxamuud oo ka tacsiyadeenaya Geerida Marxuumad Siraad Maxamed Ugaas Aden.

0

Dhambaal Tacsiyadeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa ku geeriyootay magaalada Jabuuti ee Dalka Jabuuti Allaha u Naxariistee Marxuumad Siraad Maxamed Ugaas Aden.

Anaga oo ka tiiraanyoonayna geeridan naxdinta iyo xanuunka badan leh ee ku timid Allaha u Marxuumad Siraad Maxamed Ugaas Aden, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Xaashi, Reer Maxamed Ugaas Aden Xaashi, Reer Shirdoon, Reer Gaani, Reer Indho Qamro iyo Reer Abraar Aden gaar ahaan caruurtii Marxuumad Siraad Maxamed Ugaas, Amaal Cusmaan Abraar, Ayaan Cusmaan Abraar, Alamagan Cusmaan Abraar, Soofroon Cusmaan Abraar, Suuban Cusmaan Abraar, Ayuub Cusmaan Abraar Maxamed Cusman Abraar iyo dhamaan asxaabtii ay ka baxday Marxuumad Siraad Maxamed Ugaas Aden.

Waxaan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuumad Siraad Maxamed Ugaas Aden, waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuumad Siraad Maxamed Ugaas Aden Janadii Fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Waxaa diraya Tacsidan:

Reer Xaaji Ismaaciil Aw Maxamuud iyo Hooyo Khadiijo Cilmi Cali